Sida dhaqsi loogu noqdo nooca raga ay dumarku ka helaan.

Sida dhaqsi loogu noqdo nooca raga ay dumarku ka helaan.

Waxaan hubaa inaad horay u aragtay wiil gabar kool koolin jiray u yeeli jiray waxa ay rabto oo ay cidlada kaga dhaqaaqday kana doorbiday mid aaney waxaasoo kalgaceyl ah ka heleyn, Maxaa sababay in wiilka jaceylka siin jiray uu guul dareysto kan aan waxba daneyneyna uu guuleysto, dhameystir akhrinta anigaa kaa dabo geynaaye…

Dumarku waxey u sameysan yihiin in ay jeclaadan nimanka baahida yar aadna iskugu kalsoon 

Warka fiican ee aan ku haaya wuxuu yahay in ay jiraan waxyaabo aad hada sameyn karto si aad u noqoto ninka dumarku aadka uga helaan

7 talaabo oo aad si dhaqsi ah uga noqon karto nuuca ragga ay dumarku kadaba dhacaan

  1. Ha dhoolacadeyn madaxana ha ruxin markaad dhageysanayso 
  2. waxyar hadal 
  3. Isku kalsoonow 
  4. aad ha u farxin 
  5. nin adag noqo 
  6. wax muhiimad ah ha siinin fikrada dadka kale 
  7. Maya dheh ( Khilaaf marka aad aaninsanthy inad saxsanthy oo maya dheh ) 

Juhdiga la giliyey owgiis love,like saar ra’yigaagana qeybta comment-ga noogu dhaf

hadii uu ku anfacay mowducan la wadaag asxabtada, Si ay uga faa’idaan ayagana mahadsanid

WQ/Buzuri Aweis

READ ALSO  UGAAR AH DUMARKA: 6 Waxyaabood oo yar yar oo uu ninkaaga kaa doonayo gabaryahay
Buzuri

Buzuri

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *