How imake $1000 every month “Forex and Website”

How imake  $1000 every month “Forex and Website”

Asc guys waxaa jiraan business badan aan sameeyo lkn ganacsiga daqliga ugu wanaagsan iga soo gala waa forex io website. qoraalkaan kaliya waa sharxaad hadii aad dooneesan faahfaahin dheeri ah waxwalba si free ah idinku bari doona ee soo codsada.

ugu horeyn forex waxaan bilaabay 2019 balse waqtigaas waxba waan kasameen wayay kadib waan kadhacay oo waxaan bilaabay website alx waanba kguuleestay wqtigaas bilwalba 50dollar ilaa 100dollar kasameen jiray ila laga soo gaaray 2020 waqtigaas waxaan dib ubilaabay forex oo strategyada cusub ayaan ogaaday oo aan ku faaiday break and retest io market structure ayaan isku darsaday ilaa waxaan waday barashada 2021 wixii kadambeeyay forex bilwalba 500dollar ayaan kasameeya ilaa hada alx waan rajeenaya inaa kasii kordhiyo balse hada heerkas ayaan jooga websitekana bilwalba 500dollar ayaan kasameya.

Hadii aad adna ubaahantahay inaad onlineka kashaqeesto waxwalba si free ah laguu fahamsiin doona insha allah kaliya kusoo biir channelka telegramka mahadsanid ama fariin inoo soodir.

https://t.me/buzuriacademy JOin

READ ALSO  Haddii Aad Hesho Gabar Noocaan Ah Nin Nasiib Leh Ayaa Tahay
Avatar

Skeli B

No 1 Port Harcourt Blogger, For More Details Call: 09065919126

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *