7 faa’ido oo cajiib ah oo ay dhuusado leedahay

7 faa’ido oo cajiib ah oo ay dhuusado leedahay

1: Waxey u fiicantahay xiidanka.

Xiidanka keydiya biyaha iyo cuntada aan la dheef shiidin ayey u roontahay oo waxey siineysaa nafis badan

2: waxey ka hortagtaa calool dibirka m, Markii aad cunto cunto caloosha ka dabrineysa, haddii aad dhuusto nafis ayad dareemi donta , Sidokale waxey ka hortagtaa gaastariiga ama laabjeexa

3: Urka dhuusada ayaaba cafimaad ah

Hagaag, tani maskaxdada in au aqbali weydo ayaa laga yaaba , marka aynu dhuusno waxan soo deynaa hydrogen sulfide kaas oo haddii aan urino, uu kaa hortagayo cuduro kugu soo socday

4: Waxey dishaa bacteria-da

Waxey banaanka keentaa bacterida ay cuntada jirkaaga ku reebto, cuntooyinka jirkaga bacteriada ku reeba waxa kamid

Cambuulada , soorta, galeyda, qamadiga

5: Waxey kuu saxeysaa diet -kaaga

tusaale marka ay dhuusadaado aad u ur badantahay taasi waxey ku cadeyneesa inad cuneyso cunto uu aad jirkaaga ugu bahanyahay. taas oo haddii aad sii kordhiso cunideeds cafimad iyo weight badan ku heli donta,

lkn haddii ay urta dhusadada ay aad u uartahay waxey kuu cadeyneesa inad wax badan cunin amase aadan cuneyn cunto jirkaga uu ubahanyhy

6: Dhuusada waxey ku shegtaa inad cafimad qabto

Anagoo soo qadaneyna qodoboa 5aad dhusada waa alarm kuu shegaya inad cafimad qabto iyo inkale

7: Waxa ay ka hortagtaa calool xanuunka

Tusaale marka ay caloosha ku xanuuneyso haddii aad dhuusto waad ficnaaneysaa waa xanuun baa’biye dabiici ah

Alxmdulilah

WQ/ Buzuri texts

READ ALSO  5 hab aad ku yeelan karto kalsooni adag
Buzuri

Buzuri

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *