5 hab aad ku yeelan karto kalsooni adag

5 hab aad ku yeelan karto kalsooni adag

Mid kamida ah sababaha ugu waaweyn aynan dad badna ugu maareyn iney dhisaaan kalsoonida naftoodu waa iyagoi marnaba ogaan sababaha dhabta ah ee ka dambeeya kalsooni la’aantoda

haddii aad la hadasho 10 qof oo aan isku kalsooneyn waxad ogaan donta in midkastaaba uu sabab gaar ah uu bilaa kalsooni u yahay

taasina waa sababata ay muhiim u tahay inad ogato sababaha aadan iskugu kalsoneyn

kadibna aad ka shaqeyso meelaha aad kaslooni darada ka daremyso si aad u dhisto kalsoonida naftaada

haddii aad isku aragto hal ama labo kamida sababahana ka shaqee sidii aad xal ugu halei laheyd

1: Dhibaato kaa heysata muuqaalkaga

Maxad u dareentaa kalsooni badan kadib markad xirato dhar cusub ama aad xirato dharkaaga ugu quruxda badan

sababtu waxa ay thy muuqalkii aad ka heysatay naftada ayaa isbedelay

bal hadaba kawrn haddii aanu qof ku qanacsaneyn muuqalkiisa stylkiisa iyo qaab jireedkiisa miyaaneyn taasi sameyneyn kalsoonidiisa

2: Xirfad la aan

Haddii aad aaminsanthy inadan xirfad kugu filan laheyn si aad u qabato howl gaar ah , Tusaale ahan inad qof aan garaneyn aad la hadasho ookale waxad dareemi donta walaac iyo diiqad markad hoosha qabo is tirahdo , sidaa daraaded ku dadaal in wax badna ka barato xirfada aad qabaneyso

3: Aragti been ah oo aad aaminto

Dadka bilaa kalsoonida ahi waxey arkaan waxayaabo an meeshaba oolin waxey si qaldan u turjuntan ficlada dadka, waxeyna sameystan mala awaalo been ah iyagoom xitaa waxa cadeyn u heyn, Sid iyagoo iska dhaadhiciya in qof aanu jecleyn , inuu qof gaar ah necebyahay ama uu umaleynaayo ” in qof uu u arko inanau qiimo laheyn ,

READ ALSO  3 Astaamood Oo Lagu Garto Inaad Tahay Qof Madax Adag

si aad u dhisto kalsoonida naftada badal arigtidaada iyo mala awaalka beenta ah aad sawiraneyso

4: Isbar bar dhig aan fiicneyn

Wuxuu sameeya isbar bar dhig aan ficneyn isagoo eegaya meelah uu ka liito isla markaana isla bar bardhigaya kuwa aanu iyaga laheyn meelaha uu ku liita

haddii aad rabto inad naftada bar bardhigto naf kale

isbar bardhig buuxa samey sababto ah adigaba waxyaabo badan oo aad ku fiicanathy oo kuu gaar ah ayaa jira ,

5: Kalsoonida nafta iyo dhibaatoyinka nolosha

Awoodada ee aad ku waajaheyso loolanada noloshu waxey si weyn u saameyaan guud ahan kalsoonida naftada , Haddii aad badana ka cararto oo aad iska indho tirto dhibaatoyinkaga ama aad badana ka wahsato , Waxa si weyn hoos ugu dhici dona kalsoonida anafatda .

Markaad bilowdo inad si geesimo leh u wajahdo dhibaatoyinkaga nolosha , kalsoonida naftaadu si aad ah ayey saro ugu kici dontaa

copyright: Buzuri Aweis

La wadaag asxaabtada

WQ/ Buzuri texts

Buzuri

Buzuri

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *