4tan arimood u sameey jaceylkaaga

4tan arimood u sameey jaceylkaaga

Waxan halkaan idinkugu soo koobnay 4 waxyaabood oo intabadan ragga ay ka rabaan haweenka.

Haweeney taageero leh

Ragga waxay lamaanayaashooda ka filayaan inay noqdaan kuwo taageero. Wax walbo inaad ku dhaleeceysid oo aad ku durtid ninkaaga waxay keeneysa inuu kaa tago.

Haweeney kalgacayl leh

Qorshe walbo oo aad dooneysid in ninkaaga uu sameeyo deganaan ugu sheeg.

Ragga waxay u dhaqmaan sidii carurta waxayna rabaan in la jeclaado. Marka uu ninku jecelyahay haweeney wuxuu doonayaa in kalgacaylka la isdhaafsado oo isna aad jeclaatid.

Ninkaaga sii dareen walba sababtoo ah waa waxa uu kaa filayo.

Kalsooni

Nin kasta waxa uu rabaa naag aamini karta xittaa kan qiyaanoolaha ah wuxuu rabaa in xaaskiisa ay aaminto. Ninka waxa uu aaminsanyahay inuu leeyahay haweeney uu aamini karo o aanan qiyaaneyn, marka hadii aad rabtid inaad ilaalisid ninkaaga noqo boqorad fur furan oo ka keenso inuu ku aamino.

Naag aan qeylo badneyn

Ninkaaga wuu ku farxayaa haddii aadan qeylo badneyn wuu ogyahay in qeylada ay qeyb ka tahay waxa ay haweeneyda sameyso balse waxa uu rabaa inaad yareyso.

Ma jiraan wax ninku ka necebyahay haweeney qeylo badan.

WQ/ Buzuri texts 

Kamid noqo akhristayaasha ku xiran buzuri texts, like saar haddii aad ka heshay , anaa mahadsan ! okey byeeeee

READ ALSO  3 waxyaabood haddii aad ku arakto gabadha, Waqtiga ha iskaga lumin ninyahoow !
Buzuri

Buzuri

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *